War Deg Deg Ah -Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa xilka laga qaaday

JOWHAR: Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa xilka laga qaaday, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday madaxtooyada Hirshabeelle, taaas oo uu ku saxiixnaa madaxweyne Cali Guudlaawe.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ku bedelay C/llaahi Axmed Maalin.

Wareegtada xil ka qaadista Cali Jeyte ayaa u qorneyd sidan;