Toogasho ka dhacday magaaalada Jersey ee dalka Mareykanka waxaa la xaqiijiyey lix qof dhimasho ah labo ka mid ee yihiin dadka lugu tuhun san yahay inee weerarka soo qadeen iyo hal askari waxaa kaloo jira dhawacyo aan tiradooda la xaqiijin .
Sarkaal ka tirsan Booliiska ayaa sheegay in weerarka usan la xariirin wax naceeb ama argagixiso ah hatan ee wadaan baritaan la xariiro weerarka .
Wixii warar ah ee ku soo kurdho ka daalaco HimiloTv (Isha Wararka Maanta)