Wararka aynu ka heleyno Magaalada hargeysa ayaa sheegayo in Afar qof oo isku qoys ahaa oo ku geeriyoodeen guri ku soo dumay .
Qoyskaan oo ka kobnaa afar qof labo caruur ah iyo labadii waalid ayaa ku soo dumay guri dhagax oo qadiimi ah guriga ayaa ahaa mid ka sameeysnaa aqal Soomaali .
Qoysaska danyarta ee ku nool magaalada hargeysa ayaa ah mid halis ka soo wajahdo roobabka mihiigaanka ah marka ee curtaan madaama guryaha ee ku noolyihiin ey yihiin kuwo u nogul roobka .
Guddoomiyaha gobolka Maroodi-Jeex iyo taliyaha guud ee ciidanka Dab Damiska soomaaliland , kuwaas oo ka qeyb qaatay gurmadka la fidiyey.