Anthony Joshua oo ka badiyey Andy Ruiz

Ciyaarta feerka miisaanka culus aya lugu qabtay magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabi waxeena u dhaxesay Anthony Joshua oo u dhashay dalka ingiriiska asalkiisa u yahay Najeeriyaan iyo Andy Ruiz oo Maksikaan Mareykan ah .

Ciyaartaan oo aad u xiiso badneed ayaa waxaa ka soo qeyb kalay kumaan qof iyo caalamka oo aad lugu dawanayey Ruiz oo horey ugu soo badiyey Anthony Joshu ayaa difacanayey soonka feerka .

Ciyaarta yaa ku soo dhamaatay labo iyo toban wareeg (12 Rounds) Anthony Joshua ayaa u muqday inuu ka faideystay fursado badan igu danbeentina waxeey guusha ku racday Anthony Joshua.