Cabdi Nuur (Indhacase) Musharaxa Golaha Deegaanka HARGEYSA

Cabdi nuur indhacase

Cabdi Nuur Axmed Cismaan (Indhacase) oo ah Aqoonyahaan & Ganacsade Da’yar oo isku soo sharaxay golaha dagaanka Magaalada hargeysa.

Cabdi Nuur Axmed oo la hadalay himilotv ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyahay inuu isku sharaxo xilkaan una rajeynaayo in dhalanyarada maan ee wax badan

Cabdi Nuur (Indhacase), waxa uu noqday shaqsigii ugu da’da yaraa ee isku soo sharaxay xilka Golaha Deegaanka , waxaana uu sheegay in isbedal badan uu sameyn doono.

Musharraxa ayaa sheegay in haddii uu ku guuleysto xilkan uu u tartamayo uu isbedal keeni doono, waxna ka qaban doono ,sidii dhanyarada lugu abuuri lahaa fursado shaqo iyo fursado waxbarasho dalka iyo dibada ah .

Musharaxan ayaa lugu tilmaamay in uu leeyahay karti uu kaga bixi karo xilkaasi hadii uu ku guuleesto.

HimiloTV Isha Wararka