“Cid kasta oo hurineysa colaad gacan bir ah ayeenu ku qabanaynaa “Faysal Haajir Aadan

Gudoomiyaha Degmada Buuloburde ee Goblka Hiiraan Faysal Haajir Aadan oo ka hadalyay banaanbaxayo rabshado wato oo shalay ka dhacay magaalada Buulo-burde ayaa sheegay inu ka xunyahy rabshadahii ka dhacay Buuloburde waxaan ugu horeeyan tacasi u diray ehalka iyo qaraabadii u ka baxay qof shacab ah oo ku dhintay rabashahii shalay asigoon dhanka kala eebo ugu baryay inu caafadamada siiyo askari ka tirsan xooga dalka oo asigan dhawac u ka soo gaaray rabashadahas.

Sido kala gudoomiye faysal ayaa shacabka degaanka ugu baaqay in ay nabd galayada ka shaqeyan wax walban ay ka hormariyaan nabad iyo xasilnta asigoona tilmayay in ay muhiim tahay Ilaalinta fikirka muwaadin taaso ay tahay in dadka banaanbaxayo si nabeed ay dhigi karaan hayeeshee aysan suurgal ehyeen in ay dadka dhibaato sameyaan Cid kasta oo hurineysa colaad gacan bir ah ayeenu ku qabanaynaa

Sido kale waxgaradka deegaanka ayuu sheegay in ay muhiim tahy in wax walbo si nabad ah ay ku galaan.

Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyantii shacabka degaanka ugu baaqay ilaalinta nabdgalay iyo la shaqeyanta ciidamada Amniga.