Cudurkaan oo lugu magacabay “coronavirus” ayaa ah caabuq ku cusub Dunida ,igu yaraan 41 qof yaa ugu dhamatay dalka shiinaha in ka badan 1,287 qof u haleelay .
Cudurkaan ayaa la sheegay in laga qaado cunusta Hilibka Maska iyo qaar ka mid ah shinbiraha oo aad lugu cuno dalka Shiinaha.
Magaalooyinka ka mid ah dalka Shiinaha ayaa la go’doomiyey si loo yareeyo in cudarka u sii faaafo,cudarkaan yaa si fudud lugu kal qaadi karaa,
Wadamo kale oo ku yaalo Asia ayaa laga helay cudurkaan sida Thailand, Vietnam, Singapore, Japan, South Korea, Taiwan, iyo Nepal.
Sidoo kale dalalka Mareykanka iyo Faransiiska aya laga helay dad cudarkan qabo ,dadkaan ayaa la sheegay in ee ka soo safreen dalka Shiinaha hadana lugu hayo meelo lugu dabiibo bukaanada cudarka uu haleelay .