Dab ka kacay Dhisme ku yaal Minneapolis oo afar qof Soomaali ah ee ku dhinteen

Minneapolis:Dhisme ka gooban shan iyo labaatan dabaq kuna yaalo xaafadda Ceder ee soomaalidu ku badanyihiin ayaa dab aad u xogan ka dhacay ilaa iyo hadan waxaa la xaqiijiyey inee ku dhinteen shan qof afar ka mid ey yihiin soomaali waxaa kaloo jiro dhawac isbataalada la dhigay.

Dhismahaan dadka ku nool ayaa u badan wayeelo Soomaali ah dabkana waxuu ka dhacay dabaqa afaraad dadka ayaa badanaa ku neef qabatimay qiica ka dhashay dabka .

“Weli ma cadda waxa sababay dabka, waxaa socdo baritaan “sida waxaa yir sarkaal boolis ah.