Diyaarad ku burburtay dalka Kazakhsta

Diyaarad siday 100 qof rakaab ah ayaa ku dushay garoonka diyaaradaha Almaty ee dalka Kazakhstan ayaa iska markiiba ku soo dhacday dhisme labo dabaq ah ee ku dhawaa garoonka diyaradaha .

Waxaa la xaqiijiyey inee ku dhinteen shilkaan diyaaradeed ilaa 12 qof iyo 20 qof dhawac oo isbitaalka lola cararay .

Diyaarada ayaa noceyda lugu sheegay Fokker-100 ,waxaa la hakiyey dhamaan duulimaadyada shirkadda Bek Air inta uu socdo baaritaanka diyaaradda dhacday.

Madaxweynaha dalka Khasazakhstan. Qasym-Jomart Toqayev ayaa ka tacsiyey
burburka diyaaradan .

Wixii warar ah oo kuso kordha kala soco Himilotv