Dowlada Federalka ayaa weriye Abuuja ku eedeysay inu ka mid yahay Al-Shabaab, loona haysto fal dil ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay noqol ku saabsan weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja, oo magaalada Muqdisho ku xiran tan iyo 29-kii Febraayo.

Wariye Abuuja loo heysto inuu qeyb ka ahaa fal dil ah oo loo geystay Haweeney lagu magacaabo Baxsaneey Booleey, oo la dilay sanadkii hore 201

Hey’addaha amniga ayaa la sheegay i  gal dacwadeedkisa u gudbinayaan hey’adaha Garsoorka ee shaqasa ku leh.

Warka kasoo baxay dowladda ayaa imanaya ayada oo maalmihii dhowaa ay aad u xoogeysteen baaqyada la xiriira in weriye Abuuja, oo ahaa tifaftiraha idaacadda Hiigsi, xoriyaddiisa dib loogu soo celiyo.