Dowlada Soomaaliya oo ka xumaatay war ka soo baxay hay’adda Bisha Cas

Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo soo saartay qoraalkan ayaa lagu sheegay hay’adaha ICRC iyo Bisha Cas warka ee ka soo sareen weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Ex kontorol Afgooye mid meel ku dhac iyo xadgudub ah .

Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay war-murtiyeedkii kasoo baxay golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo 30-kii dec. 2019 kulan dag dag ah ka yeeshay weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ka geysteen magaalada Muqdisho, kaasoo lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galaybsan.

Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka