Hargeysa :Xukuumada Soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabtay rag u dhashay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo ka dhoofi rabay garoonka diyaaradaha ee Cigaal.
Naasir Xuseen, Agaasimaha Duur-joogta ee Wasaarada deegaanka Somaliland ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in ciidamadu xireen ajaanib ka soo jeeda wadanka Imaaraadka .
Waa markii ugu horeysay ee xukuumada soomaliland ee xabsiga dhigaan dad ajaanib ah oo ku edeysan ugaarsi sharci daro ah .


