Ilhan Cumar oo naxariis u mujisay nin dil ugu hanjabay

Ilhan cumar oo ka mid ah xildhibaannimada Koongareeska Mareykanka asal ahaana ka soo jeeda soomaaliya ayaa dhawaan waraaq u qortay xaakimka gacanta ku wayo kiis la xariiro Handadaad dil .

Patrick W. Carlineo oo ah shan iyo kunton jir ayaa isniintii ka soo hor muuqday maxkamad ku taal magaalada New York waxuuna qirtay in u dil ugu hanjabay ilhan cumar .

Ilhan cumar ayaa waraaq u qortay xaakimka kiiska kacanta ku haya iyadoo ka codsatay in loo naxriisto edeysanaha waxeyna waraaqdas furan soo dhigtay barta ee ku ledahay Twitteka .

Waxaa laga yabaa in lugu xakumo Toban sano oo xabsi ah iyo $250’000 oo kanaax lacageed ah sida laga soo xigtay sarkaal boliis ah .