Jilaagan caanka ka ahaa shirkada filimada ee Bollywoodka ayaa geeriyodaya ka dib markii u haleelay cudurka Kaansarta ee ku dhaca mindhiciraha,da’disu waxaa aheed 53jir.
Irfan ayaa sanadihii 2018 bartiisa twitterka ku so qoray in laga helay cudurka Cancarka Caloosha luguna daweynayo isbitaalk ku yaalo magaalada London ee dalka UK ,sandkii 2019 ayaana ku soo labtay maslaxa jiliinka xaladiisa wey wangsaneyd .
Arfaan Khan waxuu ahaa jilaa jilo filimaanta Bollywoodka iyo Hollywoodka ee dalka Mareykanka,filimadada u aadka ugu soo caan baxay waxaa ka mid ahaa
- Slumdog Millionaire
- Jurassic World
- Hindi Medium
- The Lunchbox
waxaa geeridiisa ka hadlay dad caan ah sida Raisul wasaaraha dalka india Modi ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray “in shirkadaha Filimada aduunka ee dhumiyeen jilaa qaali ah “
Amitabh bachchan (Cali dheere )ayaa sidoo kale bartiisa twitterka ku soo mujiyey sidoo ugu naxay geerida ku timid jilaaga waxuu yiri
“waxaan maqlay warar sheegayo in Irfan khan uu geeriyoday tani waa war aad u murugo badan “
Jilaaga ayaa ku dhashay Gobolka Rajasthan waxuuna ka soo jeedaa qoys Muslim ah .