Wasiirkii hore Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada dowladda Soomaaliya Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa maanta bartiisa facebooka soo dhigay qoraal u kaga hadlayo xaalada siyaasadeeda u dalka marayo waxuu soo dhaweeyay ku dhawaaqista isbaheesiga Siyaasada ee Badbaado Qaran oo shalay lugu dhawaqay magaalada Moqdisho
Wasiirka qoraalkiis waxuu ku yiri
Soomaaliyeey maanta ayey talo nala gudboontahay. Markii ay ummaddii Soomaaliyeed rajo xumo iyo niyadjab la soo…
Posted by Eng. Cabdi Cashuur Xasan on Friday, March 19, 2021