kulan ee yesheen James Swan iyo Fahad Yasiin

Xog eynu ka heleyno magaalada Muqdisho ayaa shegayo in kulan gaar ah eey yesheen wakiil gaar ah ee qarimada midoobay u qabilsan arimaha soomaliya James Swan iyo Fahad Yasiin kulanka ayaa diirada lugu saaray arimaha siyaasadda somaaliya gaar ahaan dooroshooyinka oo lugu wado in dhawaan u dalka kalo marxalada doroshooyin iyadoo wali ee jiraa muran siyaasadeed oo u dhaxeeyo dowlada Federalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedka dalka iyo hogaamiyaasha xisbiyada Qaran.

James Swan ayaa fahada ayasiin kula kulmay xarunta aad loo ilaaliyo ee xalane iyadoo sababta ee tahay in Fahad Yasiin uu yahay shaqsi si aad ah sameyn ugu leh Vila Soomaaliya , taas dadka siyaasada qiimeeya ee ku shegeen in james Swan u fariin u sii marinaayo fahad Yasiin oo ku sabsan Doorashooyin.

Farmaajo ayaa cadiidis aad u xoogan kala kulamaayo Beesha calamka si uu wadanka u kalo mar xalad doorashooyin taan loo bahan yahay in Farmaajo iyo xukumadiisa ee isku keento dhaman maamul goboleedka Dalka iyo siyaaasiyiinta xisbiyada Qaran si logu wada Tashto Doorashooyinka dalka .

Waxaa xusid mudan in dalka ee ku wada sugan yihiin dhamaan madaxda Dowlada Federalka in Fahad Yasiin lugu yeeray xalane una kula xasaasi ah la yeshay Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada midoobay James Swan