laciibkii Hore kubbadda koleyga Kobe Bryant iyo 7 qof ey ku jirto gabdhiisa Gianna Bryan oo 13 jir eheed ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka California ee dalk Mareykanka .

Xidigaan ayaa u socday si u soo dawado Ciyaar ka dirsan horyaalka NBA-da iyadoo ee wahliso gabadhiisa, Kobe ayaa mar wiba ku safri jiray diyaaradaha yaryar ee loo yaqaan (Helicopter) .
” Diyaarada waxaa saarnaa 9 rakaab ah wax ka badbaaday ma jiraan shilka waxuu dhacay 10 a.m xiliga gobolka California “sidaa waxa yari sarkaak ka mid ah Dab-damiska .

41 jirkaan ayaa ahaa aabe dhalay 3 gabdhood waxuu ahaa mid ka mid ah xidigyada ugu caansan kubbadda koleyga.

Kooxda LA lakers ayaa ku biiray i sagoo 17 jir ah waxuuna kula guleystay 5 koob (NBA Championships) sandkii 2016 ayuu ka fadhistay ciyaaraha caalamiga ee kubbadda koleyga .
Kobe Bryant ayaa lugu tilmaamay ciyaaryahaan aad u dabeecad wanagsan
marki u ciyaaraha caalamiga ka fadhistay aad ugu wangsanaa dhinca kanacsiga iyo maal kashiga iyo tageerida bulshada uu ka soo jeedo ee madowga ah .
Wixii warar ah oo kuso kordha kala soco Himilotv .