Madasha Xisbiyada iyo xisbiga Wadajir oo sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadista lugu sameeyey raisul waraare Xasan Cali Kheyre

Madasha Xisbiya Qaran ayaa war saxafadeed ka soo saray xil ka qaadista lagu sameeyay Kheyre iyo xukuumadaasi, taasi oo ay sheegtay inay carqaladayneyso go’aannadii shirka Dhuusamareeb, isla markaana looga dan leeyahay muddo kororsi aan sharci aheyn.

Sidoo kale si lamid ah warsaxafadeed ka soo saray xil ka xayuubintii lugu sameeyey raisul waaaare Xasan Cali Kheyre xisbiga u hogaamiyo C/raxmaan C/Shakuur  Xisbibiga ayaa si xoogan u cabbeereyey xilka ka qaadista kuna sheegey  in madaxweyne Farmaajo oo doonayo mudo kurdhin Sharci Darro ah .

HimiloTv Isha Wararka Maanta