Maxkamadda G/Banaadir oo wariye Gurbiye ku Xukuntay 6 Bilood oo xarig ah

Tiftiraha Cidaacada Goobjoog ayaa maanta maxkamadda Gobolka Banaadir ku xakuntay Lix bilood oo xabsi ah iyo Shan milyan Shilin Soomaali ah .

Wariye Gurbiye ayaan loo heytaa arin ku sabsan Covid-19 kadib markii uu bartiisa facebooka ku shaaciyey warar eesan jecleysan  Madaxtooyada (Villa Somalia) iyo qaabka loo mareeyey Cudurka Covid-19 . 

Urur suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) ayaa si aad ah u canbaariyey xariga aan sharciga wafaqsaneen ee lugula  kacay Wariye Gurbiye iyagoo sheegay in Xukunka ee ka qadan donaan Racfaan.

Dowlada uu Farmaajo Hogaamiyo ayaa noqotay mida ugu badan ee suxufiyiinta Soomaaliyeed dhibka u geesatay tan iyo burburkii dowlada Rajiimka eheed e uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Bare.