Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho:Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay dhabarka dambe isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu dhaliyey qasaare u badan dhaawacyo
waxuuna qaraxa ka dhashay miinada dhulka la geliyo,

Waxaana qaraxaasi waxyeelo kasoo gaartay Mooto Bajaaj goobta mareysay oo qalibantay markii qaraxu dhacay, iyadoo dadkii saarnaa ay ku dhawacmeen.

Ilaa iyo hada waxaa la xaqiijiyey saddex qof dhawac ah ,mana jirto weli cid sheegatay qaraxan oo imaanaya iyadoo caasimadda ay muddooyinkii dambe ka nasatay qaraxyada.

Waxii faah faahin dheeri ah ee ku soo gordho kala soco HimiloTv