Qoraal ka soo baxay Qaramada midoobay ayaa lugu beniyey in Jaamacadda UNASOM u Cali Maxamed Geedi ka yahay gudoomiye wax xariir ah ka dhaxeynin

fake unversity

War saxafadeed ee soo sartay xafiiska Qaramada Midoobay ee soomaaliya ayaa lugu sheegay in jamaacadda lugu magacaabo United Nations Association(UNASOM) u gudoomiye ka yahay Ali Maxamed Geedi wax xariir ah ka dhaxeynin isla markaan eeysan aqoonsaneen , waxaa kaloo qoraalka lugu sheegay in astaanta iyo magaca ururka aysan sharci eheen in loo istacmaalo dano gaar ah

Qaramada Midoobaya ayaa sidoo kale sheegtay in ee sharciga la tiigsan donaan jaamacadda UNASOM .

Jamacadda (UNASOM) waa jaamacad cusub oo dhawaan laga furay magaalada Mugdisho waxaa wax ka barto arday badan madaama loo istacmaalay magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay

Waa markii ugu horeysay jaamacad dalka ku taal si qayaano ah u isitacmaashay magaca uuro caalami ah sida uurka Qamada Midoobay.