Raisul wasaaraha Dalka Japan Shinzo Abe ayaa is casilay sababo la xariirto xaaladiisa cafimaad.
Shinzo Abe ayaa malmahii ugu danbeyay boqonayay isbitaal iyadoo warbaahinta Japan ee aad ugu faaloodeyn xaaladiisa caaimaad .
Warbaahinta Afka dowlada ku hadasha ayaa sheegtay in Mr Abe uu dooneyn in u sabab u noqto dib u dhac ku yimaado dowladiisa .
Raisul wasaaraha ayaa yaa ka cabanyay caalasha dhinca midhiciraha tan iyo yaraandiisa .
Shinzo Abe ayaa noqonaaya Raisul wasaaraha ugu xukunka dheeraa ee dalkaas soo mara waxuu xilka la wareegay Sanadkii 2012-ka .