Warar la leysku haleyn karo ee heshay himilotv ayaa sheegayo in Xildhibaanada maamul gobaleedka Hirshabell ee qorsheenayaan in ee sameestaan mudo kororsi iyadoo xilalkooda ku eg yahay dhamaadka sandkan.
Kulanadii ugu dambeeyay ee xildhibaanada Hirshabelle yeesheen ayaa waxaa la horgeeyay qorshe wax loogaga bedelayo qaar ka mid ah qodobada dastuurka sida qodobka qeexaya in muddo afar sano ah ay xildhibaanada shaqeeyaan.
Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle oo ah 98 xubin ayaan qaban waajibaadkoodii shaqo iyadoo aad ugu liido marka loo barbar dhigo baarlamaanada kale ee maamul goboleedka dalka .