Waxaa maanta magaalada jowhar ee xarunta maamul gobaleedka HirShabelle lugu dhawaaqay xubnaha cusub ee Barlamaanka HirsShabelle guddiga rasmiga ah ee doorashada maamulka HirShablle ayaa ku dhawaqay 90 dhildhibaan .
Xildhibaanahad cusub ayaa ka kooban xildhibaano horey ugu mid ahaa maamulka hadan muddoo xileedkiisu uu ka idlaaday 17-kii bishan October iyo kuwo Cusub.
Halkaan Ka Akhriso Magacyada Iyo Beelaha ee ka soo jeedaan



