Xildhibaano dowlada federalka oo Mashiin kala baxay Isbitaal dadweyne

Qaar ka mid ah xildhibaanada dowlada federalka oo bashiin lugu talay galay dadweynaha danyarta kala baxay isbitaal Digfeer.

Qaar ka mid ah howlwadeenada ka howl kale isbitaalka Digfeeer oo aan la xariirnay ayaa ino sheegay in mashiinka uu ahaa mashiinka Qura isbitaalka yalay bukaano u badan danyar malin waliba kalyaha lugu nadiifin jiray .

Mashiinka ayaa loo qaaday isbitaal Yarmiidi oo ku xanuunsanaayo mid ka mid ah xildhibaanada dowlada federalka Soomaaliya.

Qaar ka mid Dhakhaadiirta ka howl kasha
isbitaalka Digfeeer oo la hadlay HimiloTv ayaa aad ugu walaacsan xaaladaada la soo diristay bukaanada malin waliba lugu nadiifin jiray kaliyaha madaama uu ahaa mashiinka qura ee isbitaalka yalay waxeyna codsadee in mashiinka dib lugu soo celiyo isbitaalka si shacabka danyarta ah lugu adeego .

HimiloTv Isha Wararka