Xog HimiloTV Heshay :Farmaajo iyo Mucaaradka oo ku kulmo doono Xarunta Xalane maalinta Khamiista ah.

mucaaradka

Xog eey Himilotv Heshay ayaa ku ogatay in Beesha caalamka ee isku yeereyso malinta Khamiista ah madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo midowga musharaxiinta iyo gudi ka socda maamul gobaleedyada Soomaaliya.

Arimaha Doorashada

Beesha caalamka ayaa dadaal xoogan ugu jirto sidee dalka doorasha leysku racsanyahay ee ugu dhici leheed waxaana ee isku yeerta ladada dhinc dowlada iyo mucaaradka iyadoo lugu wada hadli donaa arimaha doorshada iyo si loo dhisi lahaa gudi doorasho labada dhinac ee isku raacsan yihiin .

Baajinta Banaan baxa malinta Jumcaha

Beesha Caalamka ayaa ku caaadi doonto sidii ee midowga masharaxiinta ee ku baaji lahayeen banaanbaxa lugu wado inoo dhaco malinta jumcaha ah madaama u dalka ka soo laba kacleeyay cudurka safmareenka ah Covid-19 iyo dhinaca amniga madaama beesha caalamka ee la wadageeyso warbixno ey soo sareen sirdoonka shisheeye ee ku sugan xarunta xalane ka oo sheegayo in Al-shabab ee qorsheynayaan sidii weeraro is midaamin ah ugu keysan lahayeen banaanbaxa jimcaha lugu wado in u ka dhaco magaalada Moqdhisho sidee dardeedana in ee bajiyaan Banaanbaxa .

Bandow lugu soo rago magaalada Moqdhisho

Himilotv sidoo kale heshay xog eeynu ka soo xiganeyno saraakiil dowlada ku dhow ayaa inoo sheegay in magaalada Moqdisho lugu wado in lugu soo racgo Bandow malinta Jimcaha ah hadii uu fishilmo kulanka lugu wado in malinta khamiista ah inuu dhaxmaro Farmaajo iyo mucaaradka ka soo ka dhici doono xarunta Xalane .

Arinkaan ayaa ku soo beegmeeyso iyadoo Dowlada eey mamnuucday isu imaatinka dadweynaha.